Al-shabaab oo dib looga qabsaday degaanka Af-urur & Axmed Karaash oo booqday

Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa maanta dib ula wareegay tuulada Af-urur ee gobolka Bari oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay ay gacan ku hayeen dagaalyahano ka tirsan ururka Al-Shabaab. Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa tuulada Af-urur qabsaday ayada oo wax dagaal ah uusan ka dhicin ka dib markii xoogagii Al-shabaab ee halkaas joogay ay isaga tageen. … Continue reading Al-shabaab oo dib looga qabsaday degaanka Af-urur & Axmed Karaash oo booqday